Hannaanka kala-guurka ayaa loo fulin doonnaa qaab afar wejiyadood oo sidan soo socda ah:
Wejiga I –Dib-u-habeynta iyo hawlgelinta ciidamada, iyo goobaha in lagu wareejiyo ciidamada amniga Soomaaliya;
Wejiga II – Sugidda amniga goobaha hawlgalka iyo taageeridda hawlgallada weerarka iyo joogteynta waxqabadka;
Wejiga III – Kala-guurka iyo dhimista ciidamada hawlgalka; iyo
Wejiga IV – Bixidda Hawlgalka.